Xaafad ka mid ah Kismaayo Oo Looga Barakacay Bacaad

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah qoysaska danyarta ah ee dagan xaafadda buula Malaay ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa sameyn ku yeeshay bacaadka badan oo xiray wadooyinka islamarkana dumiyay qaar kamida gurihii ay daganaayeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here