Dhalinyaro Shaqa la’aan Heysay Oo furtay Xaruun Shaaha lagu kariyo.

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xirfadooyinka gacmaha xiligaani adduunka waxey ka noqdeen kuwo muhiim ah oo inta badan lagu soo saaro waxyaabo kala duwan oo maanta u baahan nahay, iyadoona la tixgaliyo dhalinyarada aqoonta wanaagsan u leh xirfadahaasi.

Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool gobolada koonfur galbeed soomaaliya gaar ahaan magaalada Baydhabo waxaa ku sugan dhalinyaro badan oo maalin iyo habeenba u taagan sidii ay ugu shaqeysan la hayeen xirfadaha gacmaha ee ay barteen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here