Duruufo dhanka nolosha oo soo food saaray barakacayaal kaamka Doonguduud ee magaalada Baladweyne.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan oo deegannadii ay ku noolayeen uga soo hayaamay abaarta ka jirta gobolka Hiiraan islamarkana soo micin biday magaalada Baladweyne ayaa duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ku heysata kaamka doonguduud oo ku yaalla xaafadda Kooshin.

Duurufaha ugu daran ee heysata qoysaskan ayaa waxaa ka mid ah musqul la’aan, raashin la’aan, caafimaad darro iyo waxbarasho la’aan heysata caruurta degan kaamkan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here