Iibinta Cunooyinka Fudud oo shaqo abuur u noqotay Hooyooyin.

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hooyooyinka Soomaaliyeed waxay inta badan ka qeyb qaataan in ay daboolaan baahiyaadka Nolosha qoyska,Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku soo badanaya Hooyooyin ka shaqeeya marka aad suuqa gasho waxa aad arkaysaa in dumarku ka badan yihiin ragga shaqeeya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here