Xaruun loo dhisay Agoonta Degmada Balanbal oo xariga laga jaray.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib iskutashi ay sameyeen bulshada degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud oo kaashanaya jaaliyada ka soo jeeda deegaanka ayey waxa ay ku dhisteen xaruun ay ugu tala galeen in ay wax ku bartan carruurta agoonta ee ku nool Ballanbal iyo degaanada hoos yimada.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xariga kajaray Xaruntan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here