Arday fursado waxbarasho Oo lacag la’aan ah ka helay Iskuulka Mwangaaza ee Dhoobley.

0
159

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In kabadan 200 arday oo iskugu jira danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay Iskuulka mwangaza ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here