Basas Lagu Wareejiyay Wasaarada Waxbarashada Jubbaland.

0
187

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee jubbaland ayaa hay’adda GIZ kala wareegtay laba gaari oo bas ah oo loogu talagalay in lagu horumariyo adeegyada waxbarashada Jubbaland.

Madasha lagu wareejinayey basaska waxa goobjoog ahaa mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada jubbaland, iyo xubno ka tirsan maamulka degmada Kismaayo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here