Kulan looga hadlayay Hormarinta Waxbarashada Ardayda Puntland oo Garoowe lagu qabtay

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaarada Waxbarashada Puntland isla markaana Lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa diirada lagu saaray sidii agab waxbarasho oo dhameeystiran loo gaarsin lahaa Ardayda qaba baahiyaha gaarka ee ku nool deeganada maamulkaasi.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here