Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar Oo ka warbixiyay Xaaladda Maxaabiista

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar Sareeye Guuto Daahir Cabdulle Raage oo warbahinta la hadlayay ayaa ka warbixiyay xaaladda xabsiga iyo maxaabiista ku jirta wuxuna sheegay in ay jiraan xalada adag wuxuna tilmamay inay jirto bahiyo Waxbarasho oo ay gabaan Maxabiista una baahan yihiin  in la baro inta ay ku jiraan xabsiga Aqoonta sida Farsamada Gacanta.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here