Olole dhir beeris ah oo laga bilaabay Magaalada Kismaayo.

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose ayaa laga bilaabay olole lagu beerayo dhir kala duwan taasoo loogu talo galay inay kaalin ka qaadato bilicda magaalada.

Ololahan dhir beerista ayaa waxaa magaalada Kismaayo ka wada dhalinyaro is xilqaantay iyadoo dhirtan ay ku beereen xarumaha dowladda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here