Hay’adda FAO oo magaalada Hargeysa ka hirgelisay xarunta la dagaalanka Ayaxa.

0
204

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xariga ka jaray xarunta ugu weyn ee la dagaalanka Ayaxa oo hay’adda FAO ka hirgelisay magaalada Hargeysa waxana xarig jarka ka soo qeyb galay mas’uliyiin ka tirsan maamulka Somaliland iyo madax katirsan hay’ada FAO.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here