Dhallinyarada Shabeelaha Dhexe Oo Loogu baaqay in ay Shaqo Abuur Sameystaan

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyaro gabdhdo iyo wiilal isugu jira ayaa waddanka ka Tahriiba ayagoo Nolol ka raadiya qurbaha,Gudoomiaye kuxigeenka Amniga Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamud Cilmi Raage ayaa sheegay in dhibaatada Tahriibka Saameyn weyn ku yeelatay Dhallinyarada Dalka wuxuna Raaciyay inay Dhiibatoyinka u sabab yihin Tiknolijiyada oo lagu soo bandhigo waxyaabo ka duwan noolasha ay ku jiraan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here