Gabdhaha Dhoobley Oo Fursad Shaqo ka heley Goobaha laysku Qurxiyo.

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dumarka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo inta badan kaga duwan Haweenka dunida sarashada cilaanka, mudooyinkii dambe waxaa soo badanayay gabdhaha Soomaaliyeed ee baranaya hababka kala duwan ee loo qurxiyo durmarka.

Gabdhaho badan oo ku nool gayiga Soomaalideed ayay fursado ganacsi u noqotay inay samestaan goobaha lagu qurxiyo Dumarka kuwaasi oo iskugu jira gabdho wax bartay iyo kuwo una waqtigu ku simin in waxbartaan balse taa badalkeeda ku dhiiraday in ay la yimaadaan hal abuur ay noloshada iyo mida qoysaskooda ku maareeyaan

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here