Degmada Xudur Oo Amar laga soo saaray iibsashada dhulalka Danta guud

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud (ATUU) Oo Xudur Shir jaraa’id ku qabtay ayaa waxa uu awaamiir ka soo saarey ilaalinta dhulka danta Guud. Gudoomiyaha ayaa sheegay in maalmaha dambe arkayeen dad uu sheegay in ay degayeen kuwana iibsanayey dhulalka Dowladu leedahay, wuxuuna uga digey in talaabooyinkaas ay sii socdaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here