Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xasan Yuunis Cabeey oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Baladwene aya sameeystay ganacsi yar kaas uu nolosha reerkiiis ku maareeyo
Ganacsiga yar ayaa waxa uu ku wareejiya Gaari gacan kabaha isaga oo geeya gaariga goobo badan oo bulshada kubadan yihiin si loogu iibsado kabaha
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera