Iskuul Cusub oo Lagu Barto Maadada Computerka oo laga Furay Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar.

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuulkaan Cusub ee laga Furay Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar ayaa loogu Magac daray Horseed Computer and Health Science Waana Iskuulkii ugu horeeyay ee Lagu Barto Computerka oo laga hirgeliyay Xaafadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here