Warbixin Ku Saabsan Wax yaabaha Sababay Shaqa la’aanta haysata dhalinyarada Waxbaratay.

0
215

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah dhalinyarada waxbaratay ee ku nool deegaanadaan koonfur galbeed gaar ahaan Magaalada Baydhabo ayaa xiligaani waxey Ku yihiin shaqo la’aan.

Dhalinyaradaan ayaa waxey iskugu jiraan qaar dhameeyey Dugsiyada sare Iyo Heerarka Jaamacadda balse waxey la mid yihiin kuwa kale aan waxbaran ee derbiyada Lagu arko.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here