Midowga Ardeyda Dugsiga Carafaad Ee Magaalada Baydhabo Oo Doortay Gudoomiye Cusub.

0
289

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Dugsiga Hoose dhexe sare ee Carafaada lagu qabtey Musnaasabad balaaran, waxaana ka soo qeyb galey maamulka iskuulka Carafaad waladiin iyo Ardeyda qeybaheeda kala duwan, waxaana munaasbada lagu dooranaayay gudoomiyaha Cusub iyo ku xigeenadiisa Ee midowga Ardeyda iskuulka Carafaada ee Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here