Ganacsatada Iibisa Moobeelada Oo ka hadlay dhaqdhaqaaqa ganacsi Iyo qorshaha sanadkaan Cusub.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarumaha ganacsi Magaaalada Baydhabo ee lagu iibiyo moobeelada ayaa sheegey in sanadkaan dhamaadey ee 2022 in dalka soomaaliya ay soo gaareen moobeelo kala duwan oo shirkadooyin badan ay soo sareen gaar ahaan shirkadda Samsung kuwaasi oo si aad ah suuqyada ay u galeen.

ganacsatada ayaa sidoo kale sheegey in sanadkaan qorshaha uu yahay in ay soo baxaan noocyo kale oo moobeelada ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here