Wararka Xiriirka kubada cagta Dhuusamareeb oo sheegay in isbadal lagu Sameeyay kooxaha heerka 1aad ee caasimada Galmudug. By RADIO ARLAADI - December 27, 2022 0 132 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Xiriirka kubada cagta Dhuusamareeb Abdi Jaliil Nuur Ahmed ayaa sheegay in isbadal lagu sameeyay kooxaha heerka 1aad ee caasimada Galmudug ayna Diwaan giliyeeen Naadiyaal aan horey u diwaan gashneen https://radioarlaadi.so/wp-content/uploads/2022/12/Warka-Maryan-Iyo-DhuusaMareeb-26122022.mp3