Haweenka Baranaya dhar kariska Oo Sheegey in Xirfadaan ay Shaqa Abuur u noqondoonto

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Barashada dhar kariska waa sheey aad u adag hadana dumarka qaarkood waxa ay ku dhiiradaan in wax kasto ay bartaan sii ay Ganacasiga ugu Hormarin lahayeen mareynta Reerkooda,

Xarunta  SPLO waa mid ka mid ahXarumaha  lagu barto farsamada gacanta  ayaa wax lagu baraa dadka danyarta ah ee aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashka,qaar kamid ah Hooyooyinka barta dha rkariska ayaa ka hadlay waxayaabaha ay iskuulkan ka bartaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here