Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xubno ka tirsan Golaha Degaanka ee Degmada Baraawe ayaa deeq gargaar ah gaarsiiyey ku dhowaad 350 qoys oo ay saameysey aabaraha ka jira dalka kuwaasi oo ku nool kaamamka ku yaala duleedka degmada
Warkung walib nig hayte Mariing Mallyng Abshir