Sara u kac Laga dareemayo qiimaha la iibiyo Bariis Baarroowga Ee Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay caan ku tahay wax soo saarka dalaga Bariiska, waana magaalada kaliyah ee lagu beero bariiska loo yaqaano bariis caddaha dadka qaarna ay u yaqaanaan Bariis Baarroow ayaa hatani sare ukacay kadib markii beeraleyda ay ku sababeyeen Roob la’aan ka jirta dalka.

warkung waliba nig haaye  Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here