Xarunta Deeq-wadaag ee Lagu iibiyo Malabka oo Xarumo kale ka Hirgalisey Magaalada Baydhabo.

0
148

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeq wadaag Honi Production Cumpuny ayaa waxay kamid tahay Xarumaha lagu iibiyo Malabka Shinada Ee Magaalada Baydhabo,Deeq wadaag ayaa sidoo kale waxay Xarumo kale ku leedahay Magaalooyinka kale ee dalka,iyadoo Malabka uu Compuniga lagu iibiyo laga kala keeno Deegaano KG,iyadoo lagu Malabka si Onlline ah.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here