Xabsiga Dhexe Ee Baydhabo Oo la gaarsiisey Deeq Agab kala duwan isugu jirta.

0
150

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Luul Ibraahim Cumar Dafeydow Oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka, oo ay wehlineyso Wasiirka Haweenka KGS ayaa waxa ay deeq Agab ah gaarsiisey Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Baydhabo, ka dib markii ay dhawaan looga warbixiyay Xaalada guud Xabsiga dhexe Magaalada iyo maxaabiista ku jitra

warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here