Ururada Dhalinyarada Magaalada Baydhabo Oo qeyb weyn ka qaata Horumarinta Xaafadaha.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa Ka jira Urruro dhalinyaro badan oo qeyb ka qataan Horumarinta dadka Iyo degaanka,Dhalinyarada ayaa wadaa wacyi-gelinta Bulshada Iyo sidii ay ugu qeyb gaadan lahayeen wax yaabaha Lagu horumarin karo Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here