Agaasimaha Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG Oo ka hadlay Xaalada Beeralayda iyo Saameynta Abaarta.

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Abdullahi Sidow Oo ah Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG, Oo La hadlayay Radio Arlaadi ayaa waxa uu warbixin guud ka bixiyay Shaqooyinka ugu Muhiimsan ay wasaarada ka qabato Arimaha iyo Beeralaydam,isagoo sheegey in ka shaqeeyaan Hormarinta Beeraha Wacyigelinta Beeralayda.

dhanka kale Abdullahi Sidow Oo ah Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG,waxa kaloo uu ka hadlay Xaalada Abaarta Dalka ka jirta, gaar ahaan Saameynta Beeralayda KG ku yeelatay Abaarta iyo waxa ay ka qabatey Wasaarada dhibaatooyinka ay la kulmaan Beeralayda.

warkung walib nig haaye  Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here