Wariyaasha Ka howl gala Magaalada Baydhabo Oo Loo qabtey Dood wadaag ku saabsan Tabinta Doorashooyinka.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan Dood Wadaag ahaa ayaa loo gabtay qaar Ka mid ah Wariyaasha ka howl gala Magaalada Baydhabo,wuxuuna Ku saabsanaa tabinta Wararka Doorashooyinka, waxaana inta badan looga doodayay kaalinta Saxafada ay qaadan karto in si wanaagsan loo tabiyo Doorashooyinka Qof iyo Cod oo Mustaqbalka la rajeynayo in ay Soomaaliya ka qobsoomto

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here