Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalinta AIDS-ka Adduunka waxa ay isu keentaa dad ka kala yimid daafaha caalamka si ay kor ugu qaadaan wacyiga ku saabsan HIV/AIDS, iyo in ay muujiyaan midnimada caalamiga ah ee ka dhanka ah masiibada.
Dunida ayaa Maanta 1da December Si weyn loogu dabaaldegaa si Bulshooyinka Loogu Wacyigeliyo in si wada jir ah loogu soo horjeesto Ciribtirkiisa
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar