Warbixin ku Saabsan Cudurada ka dhashta Xili Roobaadka.

0
212

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa jira cuduro ay ka dhashaan waqti robaadka kuwaasi oo saameyn kala duwan ku yeesha bulshada qeybaheeda kala duwan walow ay jiraan dad aad uga nugul cuduradaasi.

Dr Abdulaahi  oo ka mid ah Dhaqaatiirta ka howl gasha  xaruumaha caafimaadka ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu nooga warbixiyey Cudurada ka dhasha waqti robaadka sida ay isuga jiraan iyo saameynta ay geysan karaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here