Ardey Baratay Luuqada ingiriiska Oo Xaflad Qalan jabin ah Loogu Qabtay Baydhabo.

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mudo Laba sanadood ah ayaa luuqada Ingiriiska ku baranayeen Machadka Al-aqsa Afartan ardey isugu jiray Wiilal iyo gabdho, waxaa munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay loogu qabtay Magaalada Baydhabo, waxaana Munaasabada ka qeyb galay  Munaasabada waaladiin, Macalamiin iyo Marti sharaf kale, waxaana dhamaantooda Hambaliyo ay u direen ardeyda Xaflada loo sameeyay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here