Kooxaha Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh Koobka Adduunka Oo La Shaaciyay.

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Koobka adduunka ka dhici doona dalka Qatar ayaa si weyn isha loogu hayaa iyada oo xulalka iyo xiddigaha ka qayb galaya isku diyaarinayaan tartanka.

Sidoo kale kooxaha kala duwan ee adduunka gaar ahaan kuwa reer yurub ayaa si dhaw ula socon doona koobka adduunka iyaga daawan doona xiddigohooda koobka adduunka ka qayb galay.

Kooxo badan ayay xiddigohoodu ka qayb galayaan koobka adduunka iyaga oo sidaas darteed si dhaw ulal socon doona koobka addunka.

Waxa ku xiga kooxaha Man City iyo Barcelona kuwaas oo koobka adduunku leh min 16 xiddig halka ay ku xigto kooxda Al-Sadd ee dalka Qatar kuna leh 15 xiddig.

Kooxda Man United ayaa ku xigta iyaga oo ku leh 14 xiddig halka ay ku xigto Rea Madrid oo ku leh 13 xiddig.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Kooxaha Xiddigaha Ugu Badan ku leh koobka adduunka.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here