Barakacayaasha Kaamka Al-Baraka Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka Mahad Celiyey Bacaha Roobka Oo Loogu Deeqey.

0
196

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili lagu guda jiro Xili Roobaadka Deyrta ayaa qaar ka mid ah Kaamamka ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobalka Baay Cabasho balaraan ay ka muujinayeen in ay helaan bacyaha roobka laga galo isla markaasna ay ku daboolanayaan kaamamka ay degan yihiin.

Warkung Waliba nig haaye Eethyng Geesey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here