Shacabka Xaafadda Salaamey Ee Magaalada Baydhabo Oo gacan ka geysanaya dhismaha Buundooyinka Xaafadaasi

0
190

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Maamulka xaafadda Salamay ee Magaalada Baydhabo, Cabdiraxmaan Farey oo lahadlaayay Arlaadi Radio ayaa sheegey in ay wadatashi ay sameysteen Maamulka xaafadda Iyo shacabkooda ay qeyb weyn ay ka qadanayaan dhisitaanka wadooyinka Iyo buundooyinka xaafaddasi dhaxmara.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here