Wasaarada Waxbarashada KGS Oo bilowday Bixinta Shahaadooyinka Dugsiyada dhaxe iyo sare.

0
220

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cabdiqani Maxamed Abdullahi Agaasimaha imtixaanadka iyo Shahaada Bixinta Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soonaaliya Oo Wareysi siinayey Barnamijka Waxbarashada Radio Arlaadi ayaa Sheegay Inay Bixinayaan Shahadooyinka Dugsiga Hoose iyo Sare.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here