Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qorshahan Waxbarashadeed shanta sanno ah ee soo socota furitaankiisa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur galbeed, Wasiirka Waxbarashada, wasiiro xildhibaanno, ka tirsan dowlada dhaxe iyo dowlad goboleedka, guddomiyaha gobolka Baay ku xigeenadiisa, guddoonka degmada ku xigeenadiisa, Bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar