Magaalada Baydhabo Oo Lagu dahfurey Barnaamijka Latalinta Beeralayda Xiliga Deyrta.

0
167

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barnaamijka Latalinta Beeraha Xiliga deyrta ayaa loogu tala galay in lagu dhiiri giliyo Beeralayda KG,dahfurka Barnaamijkan ayaa waxaa Ka Soo qeyb galay Agaasimiyaasha Wasaaradaha Beeraha Dowlada Somaliya iyo Dowlad Goboleedka KG, Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Berraaha KG, iyo qaar kamid ah Beeralayda Gobolka Baay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here