Diyaarad rakaab oo ku burburtay magaalada New Hampshire ee dalka Mareykanka

0
158
Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2018-05-02 19:03:35Z | |

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in diyaarad siday dad rayid ah ay ku burburtay agagaarka dhismo dabaq ah oo ku yaalla magaalada New Hampshire ee dalka Mareykanka, waxaana sida la xaqiijiyay ku dhintay dhammaan dadkii diyaaradda saarnaa.

Diyaarada ayaa burburtay kadib markii ay ku dhacday dhismo 40-tan fiid ah oo ku yaalla meel u dhow Garoonka Ken Deland Hopkins.

Shilalka diyaaradaha Mareykanka ayaa noqday kuwo isdaba Joog ah waayadii danbe iyadoo ay hada socdaan Baaritaano Caalami ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here