Degmada Xudur Oo Laga Hirgeliyay Shikadda Daabacaada Ee Bakool Jed.

0
190

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud, ayaa ka qeybgaley Munaasabadda daahfurka Shirkadda Daabacaadda Bakool Jet, oo Magaalada kusoo kordhisey adeeg ay Bulshadu u baahnaayeen, oo ay u raadsan jireen magaalooyinka kale ee Dalka.

Gudoomiyaha Degmada Xudur ayaa ka sheekeeyay inuu ku faraxsanyahey inuu daahfuro Shirkadda Bulshadana la wadaagey in laga baxay dhibaatooyinka Daabacaad ee loo raadsan jirey Magaalooyinka kale, kuna dhiirageliyey Ganacsatada iyo dadka hal abuurka cusub kusoo kordhiyey Magaalada, wuxuu Gudoomiyaha sidoo kale uu sheegey inuu soo dhoweynaayo hal abuurada Ganacsi ee Magaalada lagu Horumarinaayo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here