Shir Looga Hadlaayay Maaraynta Maaliyada Dowladaha Hoose Oo Magaalada Baydhabo Lagu qabtay

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo socon doono muddo labo maalin ah ayaa ka qeyb galayaasha lagu bari doonaa Hanaanka Maareynta Maaliyadda Dowladaha Hoose, Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KG, ayaa Tababar soo qaban qabisay islamarkaana Lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here