Wararka Carruur Derbi jiif ku ah Baydhabo Oo Helay Fursad Waxbarasho. By RADIO ARLAADI - October 20, 2022 0 186 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Hormarinta Deegaanka Ee DEDO ayaa Magaala Baydhabo Xafiiska uu ku leeyahay Waxbarasho Siiyay Ardey garayaan 13, kuwasi oo ay ahayeen Derbi jiif , Agoon iyo danyar. Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar https://radioarlaadi.so/wp-content/uploads/2022/10/WARKA-BISHAR-MAYOW-WAXBARSHADA-CARRURTA-I-DEDO-.mp3