Deeq Raashin ah Oo La Gaarsiiyay Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Baydhabo.

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xuska Maalinta Cuntada Aduunka ee 16 ka Oktoobar awgeeda ayaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Koonfur Galbeed iyo Guddiga Iskaashatada Beeraleyda Gobolka Baay waxa ay Deeq isugu jirto Raashiin,Xoolo iyo Khudaar waxay gaarsiiyeen Isbitaalka Dhimirka Magaalada Baydhabo oo lagu daaweyo Bukaano Isugu jiraan Raag iyo Dumar.

Warkkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here