Maamulka Degmada Baydhabo Oo Sheegey in ay ka shaqeynayaan Hormarinta dhaqaalaha Degmada

0
167

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Baydhabo,Mu’aawiye Ibraahim Ali Nuur, Oo Wareysi Gaar siinayay Radio Arlaadi, ayaa waxa uu ka hadlay waxyaabaha ay ka qabteen Hormarinta dhaqaalaha Degmada, tan iyo markii ay talada la wareegeen,isagoo sheegey in waxyaaba badan ay soo kordhiyeen ee lagu hormarinayo Kobaca dhaqaale ee Magaalada Baydhabo, oo ay kamid tahay dib u habeynta hanaanka maamulka waxaaha kala duwan, iyo shaqaalaha Dowlada Hoose

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here