Hay’adda Kalkaal Oo Magaalada Baydhabo ka bilowday dhir beeris.

0
181

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda horumarinta xuquuqal insaanka ee Kalkaal ayaa maanta waxey geedo abuur ku sameeyeen iskuulka hoose dhaxe sare ee Rainbow ee Magaalada Baydhabo kaasi oo uljeedkiisa yahay sidii deegaanka loogu soo kordhin lahaa dhirta wax tarka u leh dadka iyo degaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here