Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barnaamijkan Waxbarshada Dadka Waaweyn ayaa ah in kor loo qaado awoodda dadka waaweyn si ay u horumariyaan shaqadooda mustaqbalka iyo fursadaha waxbarasho, Kuwasi Oo aan Waqti u soo helin Inay Wax bartaan Xiliga ay joogeen Waxbarshada Carrurnimadooda.
Bixinta Waxbarshada Dadka Waaweyn ayaa ka Bilaabaneysa da,ada 18 Sana jirka, waxaana Sidaasi Radio Arlaadi u sheegay Maxamed Aadan Madaxa Waxbarshada dadka Waaweyn ee Wasaarada Waxbarshada KGS.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar