Kenya iyo Tanzania oo gaaray heshiis ku saabsan dhismaha dhuun qaada gaaska dabiiciga ah.

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynayaasha dalalka Tanzania iyo Kenya ayaa isla gartay inay dedejiyaan dhismaha dhuunta gaasta dabiiciga oo loogu talogalay in lagu kordhiyo ganacsiga islamarkaana hoos loogu dhigo qiimaha tamarta ee labada dal.

Labada madaxweyne ayaa hoosta ka xariiqay heshiiskan oo ahmiyad weyn uleh labada dal.

Heshiiskan ku saabsan tamarta ayaa la rumeysan yahay in uu wax badan katari karo dhaaqaalaha, shaqo la’aanta dhalinyarada iyo tahriibka waxaana la rajeynayaa In dhawaan la guda galo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here