Dhalinyarada Magaalada Dhuusamareeb Oo Sheegay in Qoraalka iyo Akhrisku muhiim uyahay waxbarashada.

0
183

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud ayaa waxay ka hadleen muhiimada dhalinyarada iyo guud ahaan bulshada ay u leedahay wax akhrinta, iyadoona dhalinyaradaasi fikrado kala duwan ay ka dhiibteen muhiimada ay leedahay akhrinta iyo qoraalka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here