Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)dhalinyarada qaar ee Ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee ka shaqeysta wadida mootada labada lug ayaa waxey shegeen in xiligaani uu soo wajahey suuq xumo taasi oo keentay in hoos ay U dhacdey lacagtii ay ka heli jireen mootada.
Dhalinyaradaan ayaa waxey sheegeen in mootooyinka ay wadaan u badan yihiin kuwo ay soo kireysteen sidaasi darteed looga baahan yahay sedax meelood labo ka mid ah in ay qaataan shidaalka Iyo milkiilaha mootada iyagana ay ka helaan lacag ka yar shan dollar.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera