Tababar Lagu Barnaayey Joogteynta Iyo Hoos U dhigida Isticmaalka Dhuxusha Oo Magaalada Baydhabo Lagu soo Gabagabeeyey

0
162

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo ahaa mid socdey mudo Laba Todobaad ah ayaa Waxaa Lagu Barnaayey Joogteynta Iyo Hoos u dhigida Isticmaalka Dhuxusha, kaasi Oo Lagu Soo Geba Gebaayey Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay, Waxaana Tababarka Ka Soo Qeyb galey qaar Ka mid ah Mas’uuliyiinta Maamulka KGS oo ugu horeeyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Bey’ada iyo Duur-joogta KG

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here