Tababar ku Saabsan Xog-uruuriyaasha Sahanka Xarumaha Caafimaadka KG Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo

0
164

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka KG, Abdi Ali Dogey ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfurey, tababar ku saabsan xog-uruuriyaasha sahanka xarumaha Caafimaadka Gobolka Baay.

Sahanka Cafimadka Guud ayaa ah qorshe lagu ogaanaayo awoodda iyo adeegyada ay bixiyaan xarumaha Caafimaadka ee ku yaala Deegaanada KG.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here